Ma Dooneysaa Quraac cafimaad leh..........
Cunnooyinka cafimaadka leh ee xiliga subaxii lagu quracdo waxaa kamid ah intaan hoos ku xusnan. 1. Ukunta(Beed) Ukunta wa sheey fudud diyaarinteeda haddane Nafaqo leh waxaa laga helaa barootin, in ay koriso jirka qofka iyo Murqaha 2. Boorash (Oatmeal) Boorashka waxaa laga sameeya miro duuban ama bir la jarjaray waxey ka kooban tahay fiber milmi leh oo loo yaqaano betaglucan kaas gacan ka geysan karo hoos u dhigista kalostoroolka . cunnoyinka kale waxaa kamid ah Miraha (fruits) chia seed Roodhiga haruurka oo dhan (Whole grain toast) Looska (Nuts) Kaluunka (Fish)