Faaidooyinka Toontu ay uleedahay cafimaadka
1. Dhiigkarka. 2. Kalastroolka. 3. Neerfayaasha. Waxay siyaadisaa ama xoojisaa: 1. Xusuusta. 2. Difaaca jirka. 3. Hurdada. 4. Socodka dhiiga gaar ahaan xididada. 5. Dareenka. Waxay daawo u tahay: 1. Hargabka soo noqnoqda. 2. Cudurada wadnaha. 3. Cudurada lafaha. 4. Cambaarta iyo finanka. 5. Cudurada maqaarka. 6. Baabasiirka. Waxay yaraysaa: 1. Lalalabada. 2. Muuqaalka gaar ahaan dadka u muuqda inay da'dooda ka wayn yihiin. 3. Miisaanka iyo xeyrta caloosha. 4. Lafa xanuunka. Waxay u daran tahay: 1. Qofka beerka ka xanuunsan. 2. Qofka dhiig baxaya. Waxaa la cunaa: 1. Subaxdii. 2. Quraacda kahor qofka oo baahan. 3. Maalintii hal xabo. Waxay fiican tahay: 1. In sideeda loo cuno. 2. In la jarjaro sida kaniini loo liqo. Waxay dishaa kana takhalustaa: 1. Bakteeriyada. 2. Fayras-ka. 3. Gooryaamada caloosha. Qodobkee Darenkaaga Si Gaar Ah Usoo Jiitay?